Taageerayaasha Donald Trump oo ku baaqay in Ilhan Cumar Soomaaliya loo celiyo

Ilhan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska dalka Mareykanka ayaa dhibaato xoogan kala kulmeysa Madaxweynaha mayalka adag ee dalka Mareykanka Donald Trump iyo taageerayaashiisa. Qaar kamid ah taageerayaasha Madaxweynaha dalka Mareykanka oo ka qeyb galayay isku soo bax uu khudbad ka jeedinayay Donald Trump ayaa ku baaqayay kuna dhawaaqayay in Ilhan Cumar dib loogu celiyo dalkeeda … Continue reading Taageerayaasha Donald Trump oo ku baaqay in Ilhan Cumar Soomaaliya loo celiyo